![]() |
|
waxaan u dhashay somaaaliya waqtidheer ka hor..!, waxaan soo galay 2005. waxaan
ka sooo deganaa finland meelo badan sida helsinki, kajaani,tampere oo ah meesha
aan hada deganahay. My name is Omar Cabdirahmaan, Iwas born in somaaliya long time ago...! I came to finland 2005, i have been living many different places in finland like Helsinki, Kajaani and Tampere, that is where i live now. I like watching football games and playin it sometimes. and i like also learning new languages. Adan wadanka finland waxan joogaa 2 sano luqada wadanka ayan aad u jeclahay waxaan u dhashay somalia dada 22 dhererkeygu waa 180cm.wadankan aad ayan u jeclahay. waxan jaclahay fotbol kadib waxan jaclahay hip hop iyo R&B. qofkii raba inuu ila soo xiriiro waxaad iga helaysaa emailka hoos ku qoran: abdulaahi52@hotmail.com My name is Adan Abdullahi, i was living in finland for two years. i like finland iam from somalia and iam 22 years old and 180 cm .i enjoy staying in finland! my hopes are playing football going out to nightclubs and listening to music such as R&P and hip Hop. so anyone who wanna know me can contact at this email: abdulaahi52@hotmail.com Ali ali mahamuud xirsi oo ku magcdheer mastar boocame.oo jogaa dalka filand kuna dhashaay dalka somaliya, waaxan xiiseeyaa waxyaabo baadan sidaa waxbarashada,ciyaaraha, fudbolka.iyo waxayabo kale, hadada xisaynaso inad ka soo qab gasho bulshadan,igalasoo xiririkarta,emalikan,xaliye24@hotmail.com sidaas iyo xiriir wanagsaan I am Ali Mahamuud and my nickname is master boocame. i live in finland i was born in somaliya. i am interested in studying, games, football and many more. if you want contact this group, contact me this email: xaliye24@hotmail.com Benaz Maxamed Jeylani maxamed jeylani ali 27 jir ah dhirirkeygu waa 1.79 cm oo soomali ah waxan ku dhashay magalada muqdisho sanadkii 1979 gar ahan xafada wardhig. ley hadana ku nool wadanka suomi,ama filand gar ahan magalada tampere xafada tamela waxan ahay waxan aad u xiisaya in an ku hadlo luqada finish wayo waa a muhiim. in ad ku hadasho hada waxan barta luqada filand waxan kaloo aad u xiisaya kubada cagta oo aan ciyaro hadana walow aan aheeyn lacib layaqano walow uu ila dhashay lacibka weyn ee la yirahdo cabdiqadir,maxamed ciise cabdi,xoor waxan kaloo ku hadla luqada englishka si cadi ah marka hadii aad i xiiseeyneyso in ad ila sheekeysato ilgala soo xiriir cinwankan axmed119@hotmail.com is barsho furan. Mustafe Nuur My dream is to study to be a painter, and then have a job as a painter. I worked as painter in Somalia for years. |
![]() |